Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu

“Weerarka argagixisnimo ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu markale na tusayaa wajiga xun ee argagixisada, weeraradan wuxuushnimada ah ma istaajin doonaan dagaalka aan kula jirno argagixisada, had iyo jeer waxaan garab taaganahay walaalaheen Soomaaliyeed” Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu

Leave a comment