Somalia-Turkey Medical Days begin in Mogadishu

AFRICA

Turkish envoy congratulates young doctors ‘who demonstrated that science is possible regardless of any challenge’

Turkey’s Ambassador to Somalia Mehmet Yilmaz on Thursday officially opened the third Somalia-Turkey Medical Days attended by medical professionals.
It was a “great pleasure to participate in the opening ceremony of the Third Somalia-Turkey Medical Days,” said Yilmaz, who opened the ceremony at the Turkey Recep Tayyip Erdogan Somalia Mogadishu Training and Research Hospital.
“During the event, young Somali doctors will present their academic studies. We congratulate those young talents who demonstrated that science is possible regardless of any challenge.”
The Turkish ambassador then paid a courtesy visit to Somalia’s Minister of Commerce and Industry Khalif Abdi Omar.
“We confirmed our shared goal to strengthen the cooperation between Turkish and Somali business circles as well as promoting reciprocal investments,” according to a statement by the Turkish Embassy.
“Trade facilitation and balance and also finalization of the Trade and Economic Partnership Agreement TEPA that will boost Somalia’s exports to Turkey,” it said.
Turkey has considerably contributed to improving better health care systems in Somalia in projects that include the construction of a hospital and training of medical students and doctors.
Turkish President Recep Tayyip Erdogan officially opened the 200-bed Somalia-Turkey Training and Research Hospital in Mogadishu in 2015.

MADAXWEYNE FARMAAJO “WAXAAN DALKA U JIHAYNAY DOORASHO”

Muqdisho, Nofeembar 12, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si wadajir ah cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen 26-kii Sebteembar 2020.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in saxiixa heshiiskan uu caddeyn buuxda u yahay sida ay uga go’an tahay Maamulka uu hoggaamiyo sii ambaqadidda hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka iyo qabsoomidda doorasho saldhigeedu yahay Heshiiskii Muqdisho ay ku gaareen Madaxda Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed 17-kii Sebteemar 2020.

“Waxaan dalka u jihaynay doorasho. Laga soo bilaabo 1-dii Bishii Oktoobar ee sanadkan oo aan la saxiixanay Madaxda Dowladda Goboleedyada dalka Heshiiskii Habraacyada doorashooyinka, waxaan qaadnay tallaabooyinka Heer Federaal ee ku aaddan qabsoomidda doorashada iyo dhaqan gelinta dhammaan qodobbada ku jira Heshiiska Siyaasadeed ee Jiheynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir dadaalkii ay ku bixiyeen in heshiis laga gaaro wadahadalladii ku saabsanaa hannaanka doorashooyinka dalka ee ku qabsoomay Samareeb iyo Muqdisho.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare dhammeystirka habraacii uu sharciga ku noqday Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka.

Ugu dambeyntii, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda dardargelinta doorkeeda ku aaddan fududeynta qabsoomidda doorasho waafaqsan heshiiskan ay ansixiyeen Baarlamaanku, kuna meel maray saxiixa Madaxweynaha.

DHAMMAAD

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cabdinuur Maxamed Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

Muqdisho, Sibteembar, 10, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay sii xoojineyso tallaabooyinkii hore ee ku aaddanaa awoodsiinta dhallinyarada ee dhinacyada siyaasadda, hoggaaminta hay’adaha Dowladda iyo ka qeybgalka dib u dhiska dalka.

“Tallaabooyinka aan dhallinyaradeenna Soomaaliyeed kaga qeyb galinayno maamulka iyo siyaasadda dalka waa kuwo muhiim u ah soo nooleynta rajadooda. Magacaabista Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo uu mutaystay Cabdinuur waxa ay muujinaysaa sida aan dhallinyarada Soomaaliyeed uga qeyb gelinayno dhammaan heerarka sare ee siyaasadda iyo Maamulka dalka.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Mudane Cabdinuur ayaa ka hor xilkan waxa uu ahaa Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Xafiiska Madaxweynaha iyo Afhayeenka Madaxtooyada, jagadaas oo uu hayay tan iyo markii uu Madaxtooyada ku soo biiray sannadkii 2017 kii. Cabdinuur waxa uu muddadaas kamid ahaa agaasimayaashii ugu wakhtiga dheeraa intii xukuumaddani jirtay taasi oo u soo jiidday sumcad uu ku mutaystay dallacsiintan si uu u sii dardargeliyo u adeegidda muwaadiniinta Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Sebtembar 9, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Kulankan qado sharafeedka ah oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Jubbaland Mudane Axmed Islaan Maxamed, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa hordhac u ah Shirka dhammeystirka qodobbadii ka soo baxay Samareeb-3 oo furmi doona 12-ka bishan.

DHAMMAAD

Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hey’adda Diiwaan Gelinta Iyo Aqoonsiga Dadweynaha

Muqdisho; Khamiis, Sebtember 10, 2020—-Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey’adda dhiirri-gelinta maal-gashiga iyo siyaasadda isbedelka cimilada.

Shirka Golaha ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda dhiirri-gelinta maal-gashiga qaranka, Axdiga jaamacadda Carabta ee la dagaallanka Musuq-maasuqa,
heshiiska Iskaashiga arrimaha waxbarashada ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo Heshiiska iska ilaalinta laba jeer canshuuridda iyo kahor tagga la baxsiga canshuuraha saaran dakhliga ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Qatar.

Kulanka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixnta amniga iyo xaaladda waxbarashada dalka.

—DHAMMAAD—-

قتلى وجرحى جراء تفجير انتحاري في مقديشو

بواسطة: Omar Farah

مقديشو 21 محرم 1442 هـ – الموافق 9 سبتمبر (2020) (CEELWAAQ NEWS) – قتل ثلاثة مدنيين، وأصيب سبعة آخرون مساء اليوم الأربعاء،  جراء تفجير انتحاري نفسه أمام مقهى ” بلو سكاي”  قرب المتحف الوطني بالعاصمة مقديشو.

وقال الناطق باسم وزارة الإعلام إسماعيل مختار عمر   :” إن من بين القتلى صغار كانوا يمتهون مسح الأحذية” مضيفا أن الجرحى تم نقلهم فورا الى المستشفيات لتلقي العلاج اللازم.

هذا، وقد نددت الحكومة الفيدرالية بشدة الهجوم الارهابي الذي استهدف الأبرياء من المدنيين، وذلك في بيان صادر من وزراة الإعلام والثقافة والسياحة.

Dozens dead in central Somalia as villagers battle al-Shabab

MOGADISHU(CEELWAAQ NEWS)– Villagers took up arms to defend their livestock against the armed group in central Somalia, officials say.

Dozens of people have died following clashes between villagers and al-Shabab fighters in central Somalia, local officials said.

“We have reports that nearly 30 people, including 16 militants, [have been] killed in the Shabeelow village, where civilians … took up arms [to] battle the terrorists,” Osman Isse Nur, a spokesman for authorities in the Galmudug region, told the dpa news agency on Saturday.

Local freelance militiamen are among the fatalities, according to the authorities.

“Armed villagers opted to fight militants to defend their livestock animals from the terrorists,” Osman added. 

Five hours of fierce battles on Friday killed 14 villagers and many others were hospitalised in the town of Galkayo, Abdi Siyaad, a local elder, told the dpa.

But local elders like Siyaad say villagers are engaging in self-defence against what he describes as “brutality” and intimidation by al-Shabab, an al-Qaeda-linked armed group which has de facto control over large parts of south and central Somalia.

“They have been putting pressure on locals living in Shabeelow in Mudug in order to force them [to] surrender their arms and livestock animals for so-called holy war against invading infidels since many years. Locals are tired of the group’s pressure in the context of the so-called holy war,” said the elder.

He asked the Somali government to provide weapons so villagers can defend themselves.