
Ciidanka sida gaarka ah u Tabababaran ee Kumaandooska Danab XDS ayaa xalay saqdii dhexe hawlgal qorshaysan ka sameeyey deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose .
Hawlgalkan ayaa lagu burburiyey Goob maxkamad Beenaad u ahayd kooxaha argagaxisada ah ee Alshabaab madaama ay halkan ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah.
Saraakiisha Ciidanka Howlgalka fuliyay ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka uusan wax khasaare ah kasoo gaarin dadka shacabka ah, mana jirin duqeyn cirka ah oo la adeegsaday inta uu howlgalka socday.






















































You must be logged in to post a comment.