Ramadan Crescent Not Seen, Supreme Court orders another Search tomorrow

The Crescent for the month of Ramadan was not seen on Sunday, 29th Shaban 1442 corresponding to Sunday, 11 April 2021 of the Gregorian Calendar and Sunday, 28th Shaban 1442 of the Hijri Calendar. The reason being cloudy and dusty weather.

As per the ruling of the Supreme Court of The Kingdom of Saudi Arabia on 27 Shaban 1442, another search will be conducted for the crescent of the month of Ramadan 1442 on Monday, 30th Shaban 1442 of the Umm Al Qurra Calendar corresponding to Monday, 12 April 2021 of the Gregorian Calendar and Monday, 29th Shaban 1442 of the Hijri Calendar.

The Supreme Court will announce the beginning date of Ramadan tomorrow evening.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY KULANKA 4-AAD EE GAARKA AH KAL-FADHIGA 8-AAD EE GOLAHA SHACABKA

Muqdisho, (CeelWaaqNews); Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Samareeb ayaa ku bogaadiyey Labada Aqal ee Baarlamaanka sida ay uga qeyb qaateen in dalku aanu gelin firaaq-dastuuri ah.

Mahad M Hilow
https://ceelwaaq.news.blog/2020

Madaxweynaha ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka la wadaagay dadaalka dowladdu ay ku bixineyso hirgelinta doorashooyinka dalka, isaga oo dul istaagay sida ay uga go’an tahay Madaxda heer Federaal fulinta heshiiskii 17-ka Sabteembar ee ay gaareen dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ayna ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka.

“Waxaan tanaasulka ka soo bilownay sharcigii doorashada ee ay Golahani meelmariyeen, ilaa shirka aan hadda ka soo laabannay ee Samareeb. Waxaana gaarsiiyey heer ay gacantooda ku soo qortaan heshiiskii 17-ka sebteembar 2020, anigoo u arkayey in ay muhiim tahay midnimadeenna iyo wadajirkeenna si loo gaaro heshiis siyaasaddeed oo ka turjumaya hiigsiga shacabka Soomaaliyeed”

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay caqabadaha siyaasadeed ee soo wajahay heshiiskii doorashada, kuwaas oo ka yimi maamulada Puntland iyo Jubbaland oo diiday dhaqan-gelinta qodobbadii ay horey u saxiixeen, taas oo muujisay sida ay uga caga-jiidayaan qabsoomidda doorasho loo dhan yahay.

“Labo qodob oo kaliya ayaan u soo bandhigay markii aan ku guda jirnay Wadahadalladii Heshiiskii 17-kii Sebteembar, kuwaas oo kala ahaa in laga dhimo Haweenka Soomaaliyeed ee doonayo in ay ka mid noqdaan Labada Gole ee Baarlamaanka lacagta isdiiwaan gelinta iyo in ay doorashada maamulaan Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, kuwaas oo aan u aragnay in ay dhexdhexaad ahaayeen maadaama magacaabistoodu ay naga horreysay, labadaas qodobba waa la iga diiday, waana tanaasul kale oo aan u sameynay qabsooomidda doorashada.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in ay iswaansan doonaan oo u turi doonaan dalka iyo dadka Madaxda Dowlad-goboleedyada ee ka caga jiiday fulinta heshiisyadii doorashooyinka ee ay horey u ansixiyeen, isaga oo adkeeyey muhiimadda midnimadu iyo in loo tanaasulo danta guud.

DHAMMAAD

Suicide bomber kills several in Mogadishu ice-cream parlour

At least seven people were killed and 10 others injured in the attack, according to police sources.

A Somali policeman secures the scene of a suicide explosion at a restaurant near a police academy, in Mogadishu [File: Feisal Omar/Reuters]
A Somali policeman secures the scene of a suicide explosion at a restaurant near a police academy, in Mogadishu [File: Abdi Adam Issack/Reuters]

A suicide bomber blew himself up in an ice-cream parlour in the Somali capital, Mogadishu, killing seven people, a police official said.

Ten others were wounded in the attack on Friday, said senior police officer Mohamed Dahir. The death toll could rise as the critically injured were rushed to nearby hospitals, he added.

The Gelato Divino restaurant is located near K4 Junction in the heart of Mogadishu, near the international airport.

This latest attack comes days after five people were killed in Mogadishu on November 17, after a suicide bomber blew himself up in a restaurant near a police.

It was not immediately clear who was responsible for the blast on Friday, but the armed group al-Shabab – which is allied with al-Qaeda – frequently carries out bombings in the capital and elsewhere, including the attack on November 17.

Thousands of people have died in the fighting between the armed group and the Somali government forces in the past 30 years.

In August, 10 civilians and a police officer were killed in a gun-and-bomb attack by al-Shabab on an upscale beachfront hotel in the capital.

That same month, four al-Shabab fighters held in Mogadishu’s central prison were killed in an encounter with security forces after they somehow managed to get their hands on weapons within the facility.

At least seven people were killed in a separate attack in August when a car bomb exploded at an army base in Mogadishu where members of the Somali National Army (SNA) were stationed.