GUDDOOMIYAHA CUSUB EE DEGMADA CEELWAAQ

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Mudane: Samow Hussein Ibrahim u magacaabay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo Soomaaliya.

Leave a comment