Shil diyaaradeed oo ka dhacay Xudur

Moqdisho(CeelWaaqNews):-Shil Diyaarad nooceedu yahay  “Helicopter” taas oo ay Leeyihiin Ciidamada Milatariga Etoobiya ee Nabad ilaalinta u jooga Soomaliya ayaa kusoo dhacday Garoonka diyaaradaha Dagmada xudur ee Gobalka Bakool.

Wariyaha warbaahinta CeelWaaqNews uga soo warama Bakool Ismail Xassan Cali ayaa kusoo warmaya in uu shilkan ka dhacay garoonka diyaaradah ee magaalada Xudur,iyadoo saraakiisha ciidamada AMISOM aysan weli wax faahfaahin ah ka bixiin khasaaraha ka dhashay shilkan.

Leave a comment