Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta kulan howleed shaqo la yeelatay Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee dowladda iyagoo ka dooday Cutubka 11’aad ee Dastuurka KMG oo ka hadlaya Shaqaalaha Rayidka.

Leave a comment